F fookos - Iyaa iyaa lyrics

Published

0 496 0

F fookos - Iyaa iyaa lyrics

(Corras) Kan soo qeelshay yaaway Kan soo buuqay yaaway magaceyga Madan garan miyaa musicgega Madan maqlin miyaa ani maa isoo gashay iyaa iyaa iyaa iyaa)))))))) (Fas1) Xamar sida doonan uqasaa nocaadoh kale waa yasaah 123 ilaa 4 haduu qalad galana kusoo qabo vaar gacmaha kor utaak dheh Baar haduu dhaqaaqana dheh stop)))))))))) (Page1) Haye Timo tuulo wan kadhamahay faalo igu imaad taalo soo yeelo baalo coz maba raaci kartide daalo dharkan Iska maxay niga baaro waxaat udhaqantaah sida naago wali xabada ladhaho roowdo Roowdo roowdo roowdo (Page2) Ciyaal far taaak no taak taak hada keentaana waa by by Ila hadal wir Ila dood car if you see me nax jeeso IMA gaartideh Iska ooy adaan kuheysta codow boy wada walban Maro waxa kayeera sacab dadka fadhiyaa Kuli iiwada kaca maskaxdeeda fax kalamkeyga Sax adiguna is a Bax wali Iska qax (Corras) Kan soo qeelshay yaaway Kan soo buuqay yaaway magaceyga Madan garan miyaa musicgega Madan maqlin miyaa ani maa isoo gashay iyaa iyaa iyaa iyaa